Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo kamid ah xildhibaanada ugu cad cad ee kasoo horjeeda horumarka shacabka koonfur galbeed ayaa maanta isagoo warbaahinta la hadlaya sheegey in uu kasoo horjeedo dhisida maamulka 6da gobol.
Xildhibaanka ayaa sheegey shegay in sharciga Dowlada u dagsan ay ka baxeen siyaasinta iyo odayaasha samaystay Maamul ka kooban lix gobal,isagoo shegay in ay isku dayayaan inay isku kenaan labada shir isla markana heshiis uu dhici doono.
Xildhibaan yacquub ayaa waxaa uu ka mid yahay kooxda ay ku shaqeysato xukuumada fadhigeedu yahay magalada muqdisho iyo kooxda fadhi ku dirirka ee ku sugan baar bakiin oo mabda’oodu yahay in la sameeyo 3 gobol.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
xildhibaan yacquub Cali Mobil
Daafeet.Com
xildhibaankaan dadkiisa uu matalo waa inuu waxa ay rabaan yelaa sababtoo ah iyaga ayuu matalaa waanse la yaabay heshiiskii ahmed madoobe ee adis ababa maxaa baarlamaanka loo geyn waayay awooda dalka waxaa leh barlamaanka heshiis kastana waa inuu la horgeynaa barlamaanka mark xukumada sharci inay illaaliso ayaa la rabaa dhibankaan waxaa leeyahay difaacid aad difaacayso xukumada mid sharci ku dhisan mahan waxaan ku waydiinayaa xukumada maxay barlaamka u geyn waayday heshiiskii adis abab itoobiya taas xildhibaan ka jawaab
asc wax u metelo umad ah majirto waxa isagadarsan dowladkushega iyo dowlad dowlad waa shacabka isku dortey ayago cid qasbaysa ay jirn waxan uga digaynaa kuwa inta lacag lasiyay umada kaben shegaysa mamulka DGK wau istagey ilahey moye cidkale hor istageysa majiran e ishku xishoda o wax isku fala xamar dowlad majogto haday isku shegayan in ay dowladyihin wainay u hogan saman rabitanka shacabka
asc ala badnaa damiir laawayasha dadka kasoo horjeesanayo waxay sameysteen dadkooda oo u adeegaayo shisheye war mala socotan miyaa in dowladan aysan waxba idin tareynin oo la idiinku daneysanaayo waxba mala idin ogola digil iyo mirif ahaan kuwa ka tiro yar waxay sameysteen mamulo wax ka hadlaayo ma arag fiiriya g/shabeelaha hoose waxay ku haayaan dhac iyo boob wax ay ka qabteen malaha waxay raban in ay ku haayan dhibka goor walbo ee alaha adkeeyo dowlada konfur galbeed
anga hadaanahay qoomiyada degta gobalada k galbeed waxaan idnsheegayaa lixdaan gobal in aad naga deysaan sadexda gobal marka hore noo xaqiijiya waayo waxa aan dareemmooyaa hadhow hadii aan diidno waxa dgaceyso in maamul oo dadkale ku qasan in la noo sameeyo hadaba aniga waan tageersanaa lixda gobal laakiin waxa iis oo baxdey in dadka ku dhuumaaleysanaayo shabeelada hoose in ay dabada ka riixayaan lixdaan gobol saan u fashilmano oo hadhow fursad u helaan hadab dawaldii hadii ay dii dey qaramada madoowe ay diidey igaad ay diidey ha lis gaaro howsheena way dhawdahhay dadkaasi fursad yaan lasiinin cida maanta qaylineysey wad arkeysaan labashabeel wax dega xitaa markeysid sawirada hadad fiiriso kuwas yey nasoo gelineyy sadexdeen gobal aan xalaalsano kuwa kale hadhowdii in ay madoowaan ayaa laga yaabaa ee kuwaan soo socda oo dabada ka riixaayo lexdan kobal waa kuwa rabo in ay fashilanto qoomiyada degta ayeyrabaan hala kaco waa la hurdaaayee
waa fikir khaldan
qoorta u dheereeya waa cadow u kalkaal ula rabin shacabkiisa in ay mugdiga ka baxdo
as waa wax laga xumaado xil dhibaan calooshiis u sha qeyste iyo laa luushqaate maxuu ma talaa calooshisa un buu ma talaaye. ma ogo miyaa dad badan uu kamid yahay ustaat cusmaan ayagoo raadinaayaan mar in la dhiso lexdaan gobol oo fadaraal ah oo u raadinaayo shacbiyadooda oo mid ah oona xur u ah astaantooda loo asasiineeyey aaway damiirki dad nimo ma waxeey noqdeen waxa ee sheegan kablalaxa in ee yihiin dadka kaliya ugu caqliga badan kheyraatkana ayaga kaliya eey ka fa ideys taan inta kalana eey u noqdaan ku wa ayaga taabacsan yaa wax u sheega alloow mid nimadeena soo celi ……….
asc ala badnaa damiir laawayasha dadka kasoo horjeesanayo waxay sameysteen dadkooda oo u adeegaayo shisheye war mala socotan miyaa in dowladan aysan waxba idin tareynin oo la idiinku daneysanaayo waxba mala idin ogola digil iyo mirif ahaan kuwa ka tiro yar waxay sameysteen mamulo wax ka hadlaayo ma arag fiiriya g/shabeelaha hoose waxay ku haayaan dhac iyo boob wax ay ka qabteen malaha waxay raban in ay ku haayan dhibka goor walbo ee alaha adkeeyo dowlada konfur galbeed
Shartooda ilahow nadhafi kuwan cabgal ka so karestey amin
nadaamsha sharciga fadaraalke ma digil iyo mirifle , biimaaal iyo somaalida la degto keli ayuu qabanaaya?
jubbooyinka yaa lagala tashtay in ahmed madobe la siyo ma dastuurka ayuu waafaqsana?
digil iyo mirifle o ah dadka ad u qabooban mise an islaheeyn tira badnidooda iyo tayo darooda hadana waxa ilah qoorta u galiyay masuuliin iyo xildhibano aad u liito oo an dameer somalida kale kula xisabtamaan laheyn,
si looga baxo jiljileecan wa in la heela shacab go,an ada qadan kara oo ogol inay xornimo ku nooladan yaacubow xildhibaan nooma tihide bax aaad arigi ad bursan jirtay awalba waxa ka qaldanaaye wixii adiga xildhiban ka dhigtay
Qof ilay iman ka Qaday in aad ku aragtaan aduunka korkiisa kadii aad Rabtaan arkas kan waa ma xishoode waa dantiis ma kase waxana uu lee yahay aqli aruur
war inta maamul dhisan waa Tee tan Dowlad lagala Tashtay?
waa gobolkee midka Hoos laga soo dhisay?
waa kee sharciga ay sheegayaan?
mase yaqaaniin sharci iyo macnaha sharci
kuwa wasirnimada lagu shegayo iyo kuwa xildhibanada Hadey yihii kuwan iyo kuwo la mid ah Bulshada soomaaliya waa Qasaartay
eedana iyaga kaliya ma lahane kuwii keeneena waa laqeyb sanayaan.
Comments are closed.