Warar kol dhow inaga soo gaarey magalada baydhabo ayaa waxaa uu sheegayaa in intii ugu badney qolooyinkii ku shirsanaa baar bakiin ey ku soo biireen hogaankii shaley lagu doortey magalad baydhaba
odayaashii kasoo tegey ayaa sheegey in inta harteyna ay sida dhaqsiyaha badan ey ugu soo biiri doonaan maamulka 6da gobol.
Daafeet.Com
Masha alaah waa guuuuul sodhaweya waa walaalahena
Kkkkkkk-kkkkkkkkkkkkkkkkkk mooryaantii bakiin makala carareen wlh waa farxad in kalacararaan ee guuuuuul k g hambaliyo madxaweynahah cusub mr madoowe nuunoow
indho Run ayey ku ooyaan EE rUnta ayaey arkeen mana xuma qofka in uu qaladkiisa ka soo noqdo mar hadii inta gori Gortahay ay is Gaareen waxa Loo Racanayo in uu jiri Doono uma maleynaayo
hala soo dhoweeyo walaalaha.gacmo wada bjirbey wax ku gooyaan.
Yaa kamed ahaa Qolada ku soo biireen dawlada
asc daafeet.com waa salamantihin
walaal waxaan la yaabahay beenta aad qorteen shirka bakiina waa mid ka yimid dareenka inta badan shacabka koonfur galbeed
waxaana ku leeyahay in lagugula xisaabtami doono dhamaan beenta iyo aflagaadada aad ka qortay shirka shucuubta koonfur galbeed
mooriyaanta bakiin ku shireysey in ay u mahat celiyaan waaye madoowe nuunow mahaa yeeley shalay reer baydhabo wahey isku raacen in ay banana bah sameyaan banaanbahaas oo ay lugta ku marinayaan hotelka bakiin oo dadka ku jirana ay ku dilayaan madoowe nuunow hadowsan ahaan leheen wa dhici leheet sheekada oo madoowe nuunow aa yiri yaan la dilin dad banaanbaha ha la joojiyo aan dhiiga dadkeyna dabaalada noqdey aan bad baadino bow yiri madoowe nuunow sida ay ku bad baaden kuwa mesha ku shiraayo madoowe nuunow in ay u mahat celiyaan waaye wsc
dadka hotelka bakiin jooga oo taageraya nin dameero rarta oo safarow la dhaho taas wa qalat ayaga oo ilaahey siiyey geel lo ari dhul barwaaqeysan in ay hoolo ka raadiyaan nin dameero rarta oo somalimadahweyne loga dhigey jaahilnimo oo dameer la dhaqdo aa mesha taaley balse wahaan aragney wahaa ka sii jaahilsan marka sida ila ogaada wsc
Waaa ilaah mahadii wax magaradkii uadeegayay dowlada hawiye ayagoo duleysan o niyad jabsan haday kahulelen bakiin . Allow koryel dowlad goboledkena konfur galbed waa farxad yeynaan ukalahadhin inaa difaacno 6da gobol waxan leenahay dadkena maqebsamo dir labo dowlad goboled umaqebsanto digil iyo miriflena labo maamul umaqebsamo akhyarey by
waa war wanaagsan oo lagu farxo runtii sababtoo ah dowlada muqdisho baa wadatey nimankaan laga soo kaxeeyey muqdisho iyo sh-hoose ,manta iney garawsadaan xaqa umada k/galbeed waa sharaf iyo wanaag..dowlad qabiiledka muqdishana waa qasaaro iyo ceeb baa u soo hoyatey..
Comments are closed.