Dhegeyso:- Maamulka degmada Xudur oo sheegey oo ku wajahan degmada xudur si ey ula wareegaan

0
70

xudurGuddoomiyaha Degmada Xudur ee Maamulka Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inay ku wajahan yihiin sidii ay ula wareegi lahaayeen Degmada Xudur ee Gobalka Bakool oo hada Shabaab ay ku sugan yihiin.

Maxamed Macalin Guddoomiyaha Degmada Xudur, wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ay hada ku wajan yihiin Xudur oo Shabaab ay joogaan.

 

maamulka xudur

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

maamulka xudur mobil

 

Daafeet.Com