Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska gobolka Baay oo ka hadlaya is xabadeyntii shaley ka dhacaydey magalada baydhaba

0
55

baydhabooTaliyaha Booliska Gobalka Baay Col Mahad ayaa ka hadlay Iska hor Imaad dhex Maray Ciidamo Booliska ah iyo kuwa Militeri ah oo Dowlada Federaalka somaaliya Katirsan.

Col Mahad ayaa shegay Sababta uu ku bilowday iska hor imaadka isagoo shegay in Ciidamo Booliska ah oo Goob kontrol ku sugnaa ay so gareen Ciidamo militeri ah oo iyagoo ka biyo diiday in ay bixiyaan Canshuuro.

Si kastaba arintu ha ahaatee shaqaaqadii shaley ka dib ayaa qaar badan oo ka tirsan warbaahinta waxaa ey qoreen hadalo been abuur ah oo ku aadan dagaalkaas asaga ah waxeynu leenahay bal nala dhegeysta warbixinta talilyaha ciidanka boliska ee gobolka bay.

 

Taliyaha ciidanka boliska gobolka bay

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Taliyaha ciidanka boliska gobolka bay
Daafeet.Com