Malaaq shiine oo kamid ah Malaaqyada Digil iyo mirifle isla markasna hor boodaya shirka Lixda gobal ayaa shegay in Xaflada Caleema saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay u dhacday si wanaagsan.
Malaaq shiine ayaa sheegey in ey xafladaasi kasoo qeyb galeen qaar ka tirsan xildhibanada dowlada federalka somaliya.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.com