Eng. Saalax Sheekh Cusmaan oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Shabeelaha Hoose ayaa ka soo horjeestay qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobalkaasi oo sheegay inay la midoobayaan gobalka Shabeelaha Dhexe.
Eng. Saalax ayaa sheegay Shabeelaha Hoose inuu ka midyahay maamulka koofur galbeed ee uu madaxda u yahay Madoobe Muunow Maxamed.
Halkan ka dhegayso WaraysigaEng Saalax Sheekh Cusmaan
Hawiye, oo hor boodaye Habar-Gedir(Habariney) oo masuul ka ah BUR-BURKA Koofur Galbeed Somalia. waxay ku jiraan kala carar. Mueiyaanti Mohamed Farah Caydiid beeraha soo geliyey, waxaa mar dhow la kulmi doonan xisaabtan.
Shabeelooyinka hadii salaxow adiga aad leedahay gee k/g
KKKKKKK KKKKKKKK KKKKKKKKK KKKKKKKKKKKK
Shabelada waxay katirsantahay kunfurgalbeed somalia guul guul hawiya hadey tashtan digil iyo mirifle isna ayagana way tashteyna
Hawiye iyo qashinkooda inta aad iska dhaaftaan war digil iyo miriflow maxaad lajiiftaan maad kac daan oo xaqiina dhac sataan war dhiig iyo damiir malihidiin miyaaa
Comments are closed.