Dhegayso..Hay’adda SADO oo HowloGurmad Biyo dhaamin ah ka wada deegaano ka tirsan GobolkaGedo

0
72

20140224_201153Howlo gurmad dhinaca biyodhaaminta ah oo lagugargaarayo kumanaan ruux oo u badan Xoolo dhaqato reerguuraa ah ayaakasoconaya tuullooyin badan oo u dhaxeeyaDegmooyinkaBaardheere iyoCeelwaaq oo ah meelaha ugudaran ee Biyo la,aantu ay sida daran u saameysay bilahii ugudambeeyey,waxaana howshan gurmadka Biyodhaaminta ah wada Hay,addaSamafalka SADO.

Tuullooyinkaugudaranee ay ka soconayaan gurmadka Biyodhaaminta ayaa waxaa ka mid ah,Geriley,cawsquran,Daarasalaam,Dayacgaroon,dhoomo-dheer,Meeri,kurbeese,Dhibayow,Janbiileiyoweliba dhulkamiyiga ah ee ku teedsan tuullooyinkaasi oo dhamaantood ahaa deegaanada ay kajirtay biyala’aanta ugudaran ee GobolkaGedo.

Aar MaxamedMaxamuudoo ah Gudoomiyaha deegaankaGeriley oo la hadlayey warbaahinta Wadajir ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaalada nololeed ee dadka iyoduunyada kudhaqan tuulooyinka ay biyadhamintu ka socoto iyodeegaanada hoosyimaadaba,isagoosheegayna maalinkastaaba in la gaarsiiyo tuulooyinkaasi booyadoBiyoah,taasinawaxay wax weyn ay ka tartey nolosha dadka iyo duunyada.

20140306_221339

20140224_195642_2

20140306_221339

Halkan ka dhegayso WarbixintaHowlo Gurmad dhinaca Biyo dhaaminta ah ka soconaya deegaano ka tirsan Gobolka Gedo,wada