Iyadoo marba marka danbayso ay sii badanayso dhibaatooyinka dadka dega gobolka Shabeelaha hoose ay ku hayaan beelaha hawiye ayaa hadana dhanka kale waxaa socda dadaal ay dadka deegaanka ah ay uga hortagayaan duulaanka siyaasadeed ee haatan ay markale qorshaynayaan.
Waxaa maanta aan ka wareysan doonaa Gudoomiyaha degmada Qoryooleey Cabdiraxmaan Sheekh oo ku magacdheer Shaam Qoryooleey.
Halkan ka dhegayso waraysigashaam
Hawiye marti kuuma aha shabeelada hoosana isagaa is ka leh hadii runta la isu sheegi waayo waxaa imaaneeysa in biyaha webiga la iska iibiyo qabaailka soomaaliya weey kala adag yihiin ninkii kaa xoog badan gacanta ayaa laga shumiyaa
inshallah they will succeed lower shabelle belongs to its pple.
DIGIL SIBUUXDA HA UGU HADLO, DIGIL INUU DHINTANA HA OGOLAADO,24 SANO AYAA DUSHIINA LA SAARSANAA,KAFAAYA,WAARI MEYSIINE WAR HA IDINKA HARO.
ASC msrks hore aad iyo aad ayaa idin salaamaya bahda saxaafada daafeed online mida xigtana aad baan ugu faraxsanahay sida aad mar walba inooga soo gudbisaan wixii akhbaar ah oo ku soo kordha bolshada KGS waana ma hadsan tihiin
asc, shabellade hose abgal,HGDIR iyo murunsade warkoda waaba cad yaahay dad dhul balaarsi wada waye iska dhicis unbay rabane waxa is waydin mudun GARE yaa waye?
fakarka shaballade hoose in hawiye lo geeyo ah wa keeney dad digil ah gaar ahan GARE oo SIDII ugu horeeyo.
7 aw gidil waxa intay shir qabtan xita afka wa ka beenin wayeen waxa sidii la wareegayo. ayado haalka af le joogo hadii ad ganbato ma laga yaba markay noqoto in la is dilo inaad xaqaaga ku dhimaato?
biimaal warkiisa wa cad yahay waana isasi hubeyey si uu isaga dhiciyo dulkasta oo dhanka xmar uga imaada halka digilna ra,igiisa la gambanaayo
war lee maa lagu jiraa hee wax qabad aan rabnaa shabelle state shirqolka ka dnabeya aa la rabaa in laga hortagao, haloo diyaar garoobe kir kire dagaalkisa cuusb
TUUGADA HAWIYE WAA LAYKA QAWANAYAA WAANA LALA JIHAATAMAYAA WHY QOF XAARAAN LAGU SOO KORIYAY XAARAAN LAAAN MA NOOLAAN KARO MARKA HADAAN NAHAY REER SH/HOOSE DHULKEENA WAAN KU JIHAADEEYNAA TUUGADA TUUGADA DHASHAY WAAN ISKA DHICINEEYNAA DAMEERAHOODA HA U NAQDAAN IYO BUURIHII AY KA IMAADEEK TUUGNA TUUG LUUW DHALAA EE WAAN ISKA DHICINEEYNAA INSHA ALAAH
ka yaabnay digil yaa dan u ah asiga elay aranay hawiye aranay daroodna aranay asagana is arakye yaa dan u ah waxaan filaya inaan is fahmin oo isku fahmin ooba wada hadlin war tashada oo is garta qurun ayaa tihiine wax hawiye ha ahaado ama eelaay ama kuwoo kale oo baqti kale yaan lagu daba xirnaan aniga idinkaa ka xun waxaad wada eedeyneysaan runtii ciddaan baydhba joogta ayaga ayaa ka xun kuwa kale xumaanta nala raba hawiye iyo wax daran kale ee idinka ayaa wax idin ka xunyihiin ee wax qabsada ama toos isku ooba yaa la idin arkin misilkiina oo akle aduun waa ay joogaan lakiin waxay idin dheeryihiin is qarin digilow xitaa doorada adinkaa ka liita maxaa yeelay dooradu xaarka af intay ku labato baa iska tirtirtaa laakiin macal asif idinka oo afkiina furun baa la arkaa cabaadaya oona isfahansanayn xitaa isma garataan aniga waan ahay digilkaan imtaxaan ugu weyn qaba
Comments are closed.