Dhegayso…Riwaayadii Calamada iyo Runtu waxay tahay!

3
110

guiWaa dhab in guud ahaan ummadda Soomaaliyeed aanay maanta war isugu dhinayn oo cidwalba ay maanta aad uga warhayso waxa ka socda gudaha cidaha kale,Hayeeshee waxaa weli aan taa ka daadegin oo runtii waxna ka baran waqtigii adkaa iyo taariikhdii la soo maray koox beeleed intooda badani kasoo jeeda beesha Hawiye oo ilaa iyo maanta weli damac ugu jira waxayan lahayn misna lahaan doonin xitaa hadii ay kaligood ku soo haraan ciida Soomaaliyeed.

Kooxdan jahliga iyo garashayaridu asiibtay ee caqligoodu guray ee Hawiye ayaa waxay Mudo laba maalmood gudahood isu guuriyeen(isku dareen) gobolada Shabeelaha dhexe iyo Hoose waxayna isla labadan maalin gudahooda ku fooliyeen labada gobol iyagoo sidoo kalena ka dhaliyay Mataano kala qabiil ah.

Waayaabe Ma Cirfiidbaa mise waa dhashiisa,Hadaba sida ay wax uga dheceen Calamada waxaan ka waraysanay wariyeheena Muqdisho MKUnknown Album

3 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhh
    Dowlad Goboleedka Gobolka Banaadir ayaa madaxweyne loogu doortay maanta waa sidaan arimaha soo socda waana wax lagu yaqyaqsodo waana sidii ay Rabtay Dowlada federaalka

  2. waa yaab daafeedo waalatay adigoo aan dan kugu jirin walalo ayaa iska waa laneysaa ninyahow iyo webkiisi waasheen adiguba waa ogtahay cidda ku maamula rabta diid ama ogolaaw adiga wax tartid kan baydhow jooga na saas oo kale ayaa waxba kugu tarin ku raanaa inaad iska amuusto oo aad webka ku waalanin waxaad u xiilanaysa kuwa jooga baydhba oo ayagaba is diidan kala shir ah kala dad ah kala dhakhan ah oo aan marnaba kugu tashan oo un ku tashanaya dhulka un

  3. Hambalyo mudane Abuukar mardaadi waaa madax weynaha xaqqa ah insha allah dowladuna weyaqoosan doontaa sida uga dhaqsiyaha badan …………..sxb reer baydhoba waa dadkii digil iyo mirifle waligood aan xuduud lahaan jirin waa dadkii xuduud u sameeyey sanadkii1999 markii dhalan yaradeena ay xureeyeen bay iyo bakool waa ay diideen ciidamadooda in ay hore u soo socdaan dagallka meshiisa uu ku socdo toloow dadkaas miyaan xadda ay rabaan in iyaga nooga taliyaan baydhoba mana dhaceyso waa riyoonayaan

Comments are closed.