Dhegayso..Dhaqanka labada Shabeele oo cod dheer ku diiday Riwaayadii Calamada.

13
145

guiRiwaayad aan tigido loo goosan ayaa waxay maanta shaqsiyaadka lagu kala magacaabo Abuukar Mardaadi iyo Muxdiin Afrax ay ka dhigeen halka loo yaqaano Calamada ee dhac wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye deegaan ahaana hoostimaada degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose.

Deegaanka ay shaqsiyaadkan ku soo bandhigeen riwaadan ayaa waxa uu yahay deegaan ka mid ah deegaanadii ay Hawiyuhu ku soo barakeceen kadib kolkii Ciidamadii Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ALLAH ha u naxariistee oo kaashanay kuwa Itoobiya ay kasoo barakiciyeen Xaafadihii Bililiqada ay ku haysteen ee magaalada Muqdisho.

Hadaba Shaqsiyaadkan Riyamaalmeedka ku jira ayaa Riwaayadooda waxaa ka horyimid Odayaasha dhaqanka labada gobol ee Shabeelaha hoose iyo Dhexe.

Halkan ka dhegayso diidmada Oday dhaqameed ku hadlay magaca dhaqanka beesha Biyomaal oo lagu magacaabo Ugaas Yacquub Ugaas Cabdi YacquubUnknown Album

Sidoo kalena dhegayso Nabad-doon CabdiFataax Macalin Maxamuud oo ku hadlay magaca Odayaasha dhaqanka Abgaal oo isna diidmo ka muujiyay Riwaayadan Unknown Album

13 COMMENTS

  1. qofkaan dhahaaya hawiyaa ku soo qaxay degaankaav ma leh waxbaa kaa qaldan degaankii lafoole ee wacdaan cismaan darandoole talyaani kula dagaaley ee ahaa dhulii wacdaan cismman maxaa ka galay digil mise wacdaan cimaan hawiye ma ahan hadaad habargidir heysatiin hawiyoo dhan afkiina haku soo labina

    • gabar cismaan markey runta timaado ayaad hawiye hawiye isku maldahdaan, wacadaan waataan adinka ugu yimid dhulkiisa inaad boobtaan oo wacadaankaad boobeeyseen maa maanta hawiye noqday ood isleedihiin ku kor ganbada qayaanadiina waa ay cadaatay soomaaliya iska dhaafee aduunkoo dhan ayaa laidinka nacay wacadaana waa reer Koofur Galbeed in tii deegaanka ahaayna waa layaqaan ee waxba hada hadhihina soomaaliyana qaska kadhaafa walee taariiqda wax waa qoreysaa

  2. calamaha iyo ceelasha biyaha iyo lafoole ilaa afgooyo dhul wacdaan cismaan waaye dhanka xeebtana ilaa iyo baqal iyo xawaalow aa degaankeena yahay marka hadiis yahay wax afka lagu xaqiri karo digilow waa arkeynaabiyimaalow hadii la qabtiin idinkana soo warama

    • Marka hore aadiga wax weyn ayaa isku kaa darsan ayaan umaleenaya marka Afgooye aad dhahdo afgooye xaafada xaawa Taako maad umalaysaa Afgooye marka lagu dhaho waxaa lasii galayA mIN tuulo adigana meeshaas hadal kuma lihid hadii aniga iyo adiga ALLE wax neys ku keen daray kuma dhihin Hawiye igu so hogaami magaratay marka hadalka caajiska ah meelaha la tag

    • markaad aqoon u yeelato dhulka soo hadal inta umad aad sheegeeso waa umad walaalo ah oo waligood wada daga wacadaan iyo galadi iyo biimaal iyo gare iyo jiido waa wada degaan waana dad walaalaah umad nabadoon umad wada dhaqanta umad isjecel marka adiga yaad isleedahay isku dir ama iska hor geey gabareey

  3. xaqiiqda waatan ka xadlataan labadaan oday ee arintu waa arin aruurnimo cabdilqadir siidii sida uu ku socdana waa si aan wanagsaney waxaana Xaqiiqo ah oon ognahay Beeshiisa arimahan ku socda mala qabaan oo waa Dad wanaaga iyo horu socodka umada somaliyeed jecel hormuudna ka ah Dowlada K/ Galbeed. Hadii dad Run sheegayan ay yihiin shirka maxay u geyn waayeen Jowhar ama sh/ Hoose marka ee meel Qaxooti Dehen loo fadhiistay is weydiiya bolshayahay

    • Bongo lol sxb waa kugu raacsan nahay laakiin waa in goaan adag laga gaaraa siidii waayo woxoo noqday ruux qaain ku ah dakiisa iyo dalkiisa una ololeeynaaya dadka kusoo duulay dhulkeena marka waa in dal iyo dibadbo laga hadlaa lagana sameeyaa mudaaharaadyo kadhan ah Cabdulqaadir siidii

  4. Congratulation Shabele State who has selected a more capable leader Dr. Abukar Usman Abdi who is the most capable leader of Somalia. Abukar is a Garre who are the majority of Lower Shabele and the most popolus clan in the Shabele State. Now, the So called 3 state and the 6 state is a dream driven by the most greediest of all people. The Digil people as whole supports Shabele state. Now, let us see what our brothers Rerwin will do, My advice is enjoy what you have in Bakol and Bay. Now you should by now understand that you cannot equate Leisan, Maalin Wein to Garre one of the largest Somali clan. The sharing of the members of parliament is just a great example of the “Saadbursi” where rerwin gets 40 parliamentarian and the 7 independen digil clan is given just 20. Garre gets 3 and leisan who are probably less than 20,000 people gets more than Garre clan. We have chosesn to stay out of your greedy hands.

  5. horta afgooye ma iga tuulo badnib awalan markaadse ileedahay hawiyo isoo hogaami kuma dhihin abgaal abahey iyo hooyaday aa dhalay hawiyo dheer ma iga ahan aa adiga yaa ku yiri nin bay iyo bakool ka yimid isoo hogaami an maad igala tashatay

  6. ibraahim ilaahey aa iga dhigay mudulood magac laga maskiin maaha siiba wacdaan cismaan hadii aduunka la iga nacay maxaa nin elaay ah madaxweyne looga dhigi waaye oo nin mudulood uyahay waxaan dhihi lahaay walaalehey mudulood ma la ilooway reer afgoooye iftiinkii mudulood

  7. mudulood dhul boob fir uma laha kii ilaahey siiyey aa ka badan weligeedna mala sheegin nin mudulood ah dhul boobaayo dhulkiisa iyo goofkiisa uu dadka ku soo dhaweyn jiray aduunyo ninkii nool maalinba wax cusub uu maqlaa cajiib haka yaabina iyadooy walaalahay ay diris ila yihiin in layga xukumo baydhabo

  8. Asc dhaman wan salamaya asaxabta sln kdib kdib marka hore waxan rwaa inaa halkan kacadeyo walalahey abgal iney cadeyan dhulka wacdan cisman uu leyahay kdib ayan wada hadli karna habar gidir ayada mesha kuma jirto waxan leyahay ullabta mesha aad ka imaten abgal waa walalkey mana ka xumi inuu ila jogo lkn ha iska ilaaliyo areyga shabelle udhashay dhul an ku leyahay ma maqli karo wacdan shabelle stet hda ma raaci karo wayo wax dan ah uguma jiro wayo waxaa horr bodayo dad aan udhalanin dhulka ama ana matalin 2 shabeele oo dhan

  9. asc dhaman walaalaha halkaan isku hadal dhaafay alaha noo danbi dhaafo tan kale afgooye wacdaan ayaa looyaqaan waxaana ladego geladi waxi kalana waa walaal yimid galadi iyo wacdaana waxaa qeeybiyo waa wabiga tankale wacdaan waa mudulood hiraab asal ahaan waxii oow ogolaadana dhulka waa deeqaa inay hadii oow ogolaado in walaalhiis lasoo degaa cidba uam diidi karto dhulka waa dhul ilaaheey leeyahay waxaan loo aqoosanyahay asiga gumeestahana kula diriray lafoole ilaa bada lafoole markaad maqashaan waa lafo talyaanigii lagu laayay halkaas oo lagu kosocojiray taariikhda saas ufahma asc

Comments are closed.