Allaha u naxariistee waxaa dalka jarmalka ku geeryoodey fanaanka Soomaaliyed Maxamed Suleymaan Tubeec, xilli muddooyinkaan dambe uu xanuunsanaye.
Geerida Fanaanka waxaa xaqiijiyay Mustafa Maxamed Suleyman Tubeec oo ah wiil uu dhalay fanaanka geeriyooday Allaha unaxariistee.
Isbitaalka uu ku geeriyooday gudihiisa ayaa labo mar lagu qalay waxaana uu ka xanuunsanaye dhanka Sambabaha sida uu sheegay wiilkiisa.
Daafeet.Com