Daawo:- waxgaradka shabeelaha hoose oo kasoo horjeestey maamulka Riyada ahaa ee shabeele State

1
60

shirKulan aad u balaaran oo ey isku yimaadeen odayaasha dhalinyarada haweenka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qabtey magalada muqdisho kulankaas oo looga hadlaayey Maamulkii riyada ahaa ee dhawwaan looga dhawaaqey ceelasha biyaha ee bal nala daawada.
)
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. waxaa Farxad iyo Hormar ah shirkan iyo sida looga Hadlay. waayo waxaa Na caafeeyeen amuusnaanta alaamatul sakuut waa ogolansho ee xumaan iyo wanaagba haka caamusina wayo hadii wax xun uu yahay Diida Hadii Fiican yahayna Taageera oo Raaca waad u jeedaan in meesha jirin wax DOWLAD ah oo la raaci karo

Comments are closed.