Dhegeyso:- Maamulka Shabeelaha dhexe oo kasoo horjeestey Riyadii Shabele State

3
65

dagalAfhayeenka maamulka gobolka Shabellaha dhexe Daa’uud Xaaji Cirro oo wareysi siiyey warbaahinta ayaa waxa uu ku hanjabey inay tallaabo adag ka qaadi doonaan shakhsiyaad sheeganaya maamulka Shabelle State hadii ay tagaan gobolka Shabellaha Dhexe.

Daa’uud Cirro waxa uu tibaaxay in Shabelle State aysan ahayn mid shacabka iyo maamulka gobolka Shabellaha dhexe laga talo gelin sidaa awgeedna ay kasoo horjeedaan.

 

Afhayeenka shabelaha dhexe

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Afhayeenka shabelaha dhexe Mobil
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. dadka la rabay in la duleeyo ama la qabsadey ra,igooda wala gaambadeeen, alxamdulahi hawiyihi ayaba diidan inay gabool dheeri ah yeeshtan

  2. kkkkkkkkk waxaa Farxad ah in maamulka shabeelada dhexe DIIDMADA uu diiday iyo ka warqabid lacaanta ay sheegeen waxa maamul lagu shegay oo ceelasha ooba dadkiina iskaga soo Guureen la yiraahdo Dowlad aan ku sameyney Haray ayaan u sheegay in juuni iyo maqaar isku Tolmeyn idii isku toli rabtana dhib badan ay kala kulmeyso hadaba Runta iyo Xaqiiqada waa Tan sheegay AFhayeenka SH dhexe anaga iyo Reert shabeelada Dhexe walaalo ayaan nahay oo Fac ka Fac ah waana ahanDoonaa inshaa allaah Tugo iyo afmiinshaaro Dalka iyo Dadka Duleeyeen anaga iskuma key Diri Karaan

Comments are closed.