Guud ahaan jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Sweden waxaa lagu waregelinayaa inay dhacayso xafladda taageerida madaxda dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya maalinta Sabtida soo socota bisha aan kujirno ee Maarsana tahay 15.
Xafladda ayaa ka dhacaysa addresska ah scheelegatan 23 52131 Falköping, Sweden.
Taariikhda: 15/03/2014
Saacaduna tahay 12:30-19:00
Wixii faah faahin ah kala xiriir Cali Aadan Maxamed Tel: 0708819067
Kasoo qaybgalkiina waa muhiim.
Abdulkadir Sheikh
Xoghayaha guud ee dallada SRS Sweden.