Madaxweynaha dowlada federalka somaliya Mudane Xasan sheekh maxamuud wareysi ey la yeelatey telefishinka universal ayaa waxaa uu ku sheegey in hadey umadi isku tagto ayahedana ka tashato in ey dowlada taageeri doonto.
Balse waxaad moodaa in hadalada uu ku hadlo madaxweynaha ey mar walba isburiyaan taasoo dadka qaarkii ey ku micneeyaan in madaxweynaha uusan qibrad weyn u laheyn dhinaca siyaasada.
wareysigan ayaa suaal laga weydiiyey in uu aqoonsan yahay maamulka khaatumo isagoo wareysiga ku cadeeyey in ay maamul sameysan karaan maalmo ka dibna hada uu sheegey inuusan aqoonsaneyn.
Arintan mid la mid waxaa uu ku sameeyey odey dhaqameedyada koonfur galbeed somaliya isagoo siiyey go,aan ey ku sameysan karaan maamul goboleed isla markaana u magacaabey gudi kasoo shaqeeya arimahaan kolkii ey howlihii ay soo qabteena uu hadana diido.
Suaashu waxaa ey tahay waa madaxy waxa ey isku buriyaan go,aanada uu gaaro Mudane Xasan sheekh Maxamed.
Bal nala daawada video ka dibna idinka uun wax ku tilaama Xasan sheekh.
Daafeet.Com
walaahi aniaga waxaan filayaa madaxweynaha, amaa laga haystaa qolooyinkaan lagu xanto iney maamulaan wadanka ee layiraahdo ( dama-jadiid ). amuu yaga u dabranyahay, waayo mafilaayo in heer ilaa intaan inuu is bur buriyo ra’yigiisa.
waa in gocaan iyo xadalna aan lahayn oo waxa ku xadlo markii dadka ka danbeya u tago ku canaantaan xadalkaas maxaad saan u tiri la dhoho ayuu u egyahay ee waaba yahay
waayo xadalkaan iyo kuwo hore ku xadlay waa kaf iyo kala dheeri marba meesha uu tago wax usub ayuu ka sheegaa yaa yaab madaxweyne dal sidan ah ma jiro
Comments are closed.