War deg deg ah:- Hogaamiyihii shirkii baar bakiin Shiine macalin hotelka Manchester

0
54

breaking nWarar goordhow naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in Xubno uu hogaaminayo Shiine Macalin Nuurow oo ahaa Hogaamiyihii shirka baar bakiin ay goordhow gaareen hotelka Manchester oo shir uga socda Gollaha Guurtida iyo Odayaal kasoo baxay Baar-bakiin.

Shirkanai ayaa waxaa uu ahaa shir alababda u xiran yihiin saxaafadana waxaa ey ka ahaayeen dibad joog.

Tan iyo kolkii la sameeyey Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa isa soo tarayey in maalin maalinta ka dambeysa kooxa baar bakiin ey ku soo biiraan mdowlad goboleedka koonfur galbeed taasoo ugu dambeytiina uu kusoo biirey hogaamiyahooda Shiie macalin
Daafeet.Com