War deg deg ah:- Kulankii ey lahaayeen golaha guurtida koonfur galbeed iyo kooxdii baar bakiin oo lasoo gabagabeeyey

1
47

breaking nWaxaa goordhow lasoo gabagabeeyey shirkii Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo xubnihii uu hogaaminayay Shiine Macalin Nuurow uga socday hotel Manchester ee magaalada Baydhabo.

Wali ma jiraan go’aano rasmi ah oo ka soo baxay shirkan oo lagu dhawaaqay laakiin waxaa lagu wadaa in si rasmi ah berito loogu dhawaaqo.

Waxaana saxaafada loo sheegay in beri uu dhici doono shirweyn oo lagu dhameystiri doono wadahadalka lagula jiro Xubnaha uu hogaaminayo Shiina Macalin Nuurow.

 
Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.