Daawo:- Beelaha Banaadiriga oo kalsoonida kala laabtey Dowlada Federaalka

1
84

banaadiriKulan balaaran oo ey shaley yeesheen Beelaha banaadiriga ayaa waxa ey ku sheegeen in ey kalsoonida kala laabteen dowlada federalka ayagoo ku eedeeyey in xukuumada eysan ku dhaqmin cadaalad bal nala daawada qaar ka mid ah odayaasha banaadiriga oo ka hadley kulankaas.

1 COMMENT

  1. waxan layaabanahay dadkaan banadiriga markey leeyihiin garguurte ayaan cadaalad kasugeynaa iyagu ma arkaan miyaa shiidlaha sida loo boowoyo dhulkiisa oo hada danta kuqasabtay iney qori qaataan oo garguurte gacan siinoyo ma ujeedaan miyaa beelaha banaadiriga marka dega iskadhaf in xaqoda lasiiyee xataa mahadli karaan reer barawana waxaa lasugoya keliya inta shababka laga saarayo xamarna maamulka waxaa lagasiiyey masuul oo xilkii horaba kaliito somali xiligaan xiligii mudaaharad iyo qeylo ma ahanee ee 2shey hakala doortaan dadka xamar iska leh iney midoban oo is abaabulaan dhulkoodi difaacdan aad waxkasugin tuukta madaxa uah garguurte mooryan ama dalka isaga haajira iyaga madaxa hasaartaan somaliya hada wexey maroysaa xook ninka lehaa xaajo utoostaa

Comments are closed.