Dhegeyso:- Malaaq cali shiine oo aan ka wareysaney arimaha dowlad goboleedka koonfur galbeed

0
56

Malaaq shiineWaxaan khadka telefoonka kula xiriirnay isagoo ku sugan magaalada Baydhabo Afhayeenka kumeel gaarka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Shiine.
Malaaq Cali Shiine ayaa ka wareysanay xaalada guud ee caasimada Koonfur Galbeed Baydhabo iyo wada hadalka lagula jiro shakhsiyaadkii ku xareysnaa Baar-bakiin.

 

Malaaq Shiine

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Malaaq Shiine Mobil
Daafeet.Com