Dhegeyso:-Wareysi aan la yeelaney Gudomiyihii hore ee gobolka bay C/fataax Geesey

0
131

geseeyWaxaan goordhow khadka telefoonka kula xiriirnay Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay, kana mid ahaa Musharixiintii ugu cadcadaa ee madaxtinimadii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/fitaax Ibraahim Geesay oo aan ka wareysanay sida ay maanta u dhacay israacii Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/fitaax Geesay ayaa sheegay in maanta ay u tahay Reer Koonfur Galbeed maalin farxadeed maadaama ay ku guuleysteen wadahal mudo socday oo ay kula jireen Shakhsiyaadkii ku xareysnaa Baar-bakiin oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow.

 

cacbdi fataax gesey

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

cacbdi fataax gesey

 

Daafeet.Com