Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow iyo xubnihii kula jiray Baar-bakiin, ayaa xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayo hada si toos uga socota magaalada Baydhabo Janaay.
Xafladaan oo ah mid si wanaagsan looga soo shaqeeyay ayaa waxaa khudbado ka jeedinayay mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Shiine Macalin Nuurow oo si adag u sheegay inuu garwaaqsaday Rabitaanka shacabweynaha Koonfur Galbeed, wixii maanta ka danbeeyana uu la shaqeyn doono dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Maanta waa maalin Farxad weyn u ah Shacabweynaha Koonfur Galbeed, waana maalin Murugo u ah Cadowga Koonfur Galbeed.
Daafeet.Com
asc marka hore waxan lehay. gul
usoohooyaty rer koofur galbeed. tam kale walaalaha soomaliyeet kudayasha wacan.
HAMBALYO HAMBALYO WAXAN KALOON U SHEGAYA KUWA MELAHA INAGU DCAYADEYAOO LEH BIYOAML AMA DIR WAXBA MA AYSAN HELIN AMA MADXWYNE KU XIGAN MA KOOWAD MIDNA MA NOQON BELWEYNTA BIYOMAL INEY JAGO HELAAN WAXAY KA XIGAN KANA HOR MARINYAN DANTA GUUD SHACBKA IYO DANTA GUUD DALKA KOONFUR GALBED SIDA DARADET WAXANU LENAHAY TANI SOCOTAY TU KALA MOOYE GUUL
Comments are closed.