Daawo:- Muuqaalka kulankii ey shaley yeesheen Gollaha Guurtida k/galbeed iyo Shiine Macalin

2
70

geseyShirkii shaley ka furmey hotel Manchester ee magaalada Baydhabo Madaxda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xubnihii uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow.

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Madaxda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Xubnahaan uu hogaaminayo Shiine Nuurow ayaa waxa ay isku afgarteen in si wada jir ah looga shaqeeyo midnimada Koonfur Galbeed.

Bal nala daawada Muuqaalka shirkaas iyo qodobadii kasoo baxay.


Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Alxamdu lilaah
    Ilaahay baa mahad u sugnaatey
    oo waa fajiyey Reer Koonfur Galbeed soomaaliya in quluubtooda is waa fajiyo
    Alxamdu lilaah
    ilaahayoow Garabkooda gal
    Towfiiqda waafaji
    Nabad gelyo fiican sii
    alllow noo aqbal dadaalkeena

Comments are closed.