—Madaxweyne Xasan Shiikh oo soo gurya noqday
—Gudoomiye Jawaari oo sheegay in kulanka 4aad ee BFS uu furmi doonaano 22ka bishan
—Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed oo maanta Jaaliyada KoonfurGalbeed ee Waqooyiga Amerika oo kula hadlay Khadka Isgaarsiinta.
—Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe
—Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo sheegay in ay sii wadayaan howlgalada isla markaana ay Buurdhuubo maamul u samayn doonaan
—Boqolaal Qoys oo ku barakacay Dagaalo ka dhacay degmada Buurdhuubo
–Siilaanyo oo booqday Laasqoray iyo Puntland oo ka qaylisay
Halkan ka dhegaysoWadajirradio March 16 2014