Daawo:Madaxweynaha koonfur Galbeed somaliya oo ka digey in laga horyimaado rabitanka shacabka

5
122

nuunoowiKulan balaaran oo ey shaley yeesheen Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nunow ayaa shaley waxaa uu ka dhacay xarunta ADCda kulankaas oo looga hadlayey arimo badan oo quseeya dowlada koonfur galbeed somaliya,  Kolkuu kulan soo idlaadey ka dib ayaa madaxweynaha waxaa uu la hadley saxaafada waxaana uu sheegey in aan laga hor iman rabitaanka shaxcabka koonfur galbeed somaliya.

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. cabdi fataax Gesey ilen geesinimaga aabahaa lagu sheegay waa yahay oo adigana waa laqabtaa ee ialahay haku xafido

  2. shiine Nuurow waa Nin aqil ah .qofka in uu qaldamo waxaa uu u yahay bani aadan waa qaldami karaa balse in uu soo noqdo sida shiine nuurow oo kale waa wax qofka adanaha laga rabo shiine waa lagu cafiyey ilahayna cafis ayaan kuu weydineynaa waama mudantahay horeyba Geesi aan la xilmaami karin aa ahayd waana ahan Doontaa wadna na farax gelisay ilahay wax kaa farxiyo haku siiyo soo Dhawow Howshaada qabso

  3. Halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan shacabka koofur galbeed iyo madaxweynaha iyo madaxweyne Ku xigeenka waana Ku faraxsanahay in shacabka koonfur galbeed iyo madaxda koonfur galbeed ay hal meel ka sooo jeestaan cadowga koonfur galbeed’ waxaana dawlada koonfur galbeed Aan kula talin lahaa in ciidamada koonfur galbeed LA gaarsiiyo shabeelaha hoose meelaha shabaabka laga saarey sida wararka nagu soo gaaraya dawlada xasan Sheekh waxay diyaarinaysaa ciidamo LA wareega magaalada baraawe ciidamadan ooo age ciidan indha cade hogaaminaaya.ooo habargidir ah baraawe waaa magaalooyinka ugu shabeelaha hoose ooo aad muhiim u ah dhulka digil iyo mirifle gaar ahaan dhulka shangamaas. Tunni odayaasha iyo salaadiinta madawrynaha iyo aqoonyahanada koonfur galbeed waxaan ka codsanayaa in ciidan LA diyaariyo si marka alshabaab laga saaro baraawo ay ciidamada koonfur galbeed Ula wareegaan amaan shacabka iyo magaalada hadaan sidaas LA sameeynin waxaaa dhici doonta cadowga koonfur galbeed we hogaaminaya. Xasan sheikh inay dhibaateeyaan shacabka koonfur galbeed ooo deg an baraawe. Waxaan ka codsanayaa websiteka daafeet inay masegkan/qoraalkaan gaarsiiyaan madaxda iyo golaha guurtada iyo salaadiinta koonfur galbeed. Waad mahad santihiin dhamaantiin

Comments are closed.