Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlada federalka soomaliya C/laahi Goodax Bare oo la hadlay shacabka magaalada ayaa waxaa uu dadweynaha ka codsadey ka codsaday dadka ku nool degmada Xudur in ay ka shaqeeyaan sidii ay shabaab mar kale dib ugu soo laban lahayn gobalka Bakool isaga oo balan qaaday dhanka dowlada in ay ka garab siin doonto shacabkaas sidii Shabaab aysan dadkaas dib danba ugu soo laban deganaas.
Dhanka kale ayaa Wasiirka Arimaha gudaha C/laahi Goodax Bare ayaa waxaa uu sheegay kuwa shabaabka ah ee ka soo jeeda deeganka Xudur iyo Bakool in ay shacabka reer Bakool ay ula dhaqmaan si wanaagsan hadii ay iga ka tanasulayaan fikirkii Shabaabnimada laakin kuwa kale looga banahan yahay in ay ku so wareejiyaan gacanta dowlada.
Halklan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com