Waxaa goordhow khadka telefoonka kula xiriirnay Xoghaya Ururka Isbedeldoonka Dimuquraadiyada Soomaaliya C/salaam Ibraahim Cumar oo inooga waramay xaaladihii ugu danbeeyay ee Magaalada Baydhabo.
Xohaye C/salaan ayaa wareysiga aan la yeelanay ku sheegay in Odayaal u tagay Baar-bakiin wada hadal qoryo lagu qabtay laguna amray inaysan kasoo degin baabuurtooda.
Halkn hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Xoghayaha isbedel doonka Mobil
Daafeet.com
walaal isbedeldoon waa la gartay laaakin demoqraadiyadda waa ku biyo shubtay in labada jinsi isku mid isguursan karaan waxaa hadda lagu dirqinaayo dawladda kirishtaanka ee ugaandha oo ka biyo diidan tahay war maskaxdiina kasaara ereyga mocnaha runta idinka qarsoon ee dempqraadiyadda
Comments are closed.