Ergayga Gudoomiyaha African Union u qaabilsan Somalia Danjire Mahamat saleh Annadif oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr oo ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka Alshabaab,amaanka Muqdisho,degmooyinka wali ku harsan gacanta Alshabaab,Goobaha shabaab laga xoreeyay iyo sheegashada Alshabaab in ciidan badan laayeen.
Danjiruhu wuxuu marka hore tacsi udiray askartii ka tirsanayd AMISOM iyo Dowlada Somalia ee ku waxyeeloowday weerarkii Buulaburde.
Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa
Madaxa african unione somaliya
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Madaxa african unione somaliya Mobil
Daafeet.Com