Kulan looga hadlayey amaanka degmada marka oo uu ka qeyb galey Gudoomiyaha Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Ceel Jaale ee gobalka shabeele Hoose.
Gudoomiyaha Marka aya shegay in Kulanka kadhacay Ceeljaale ay ka qayb galeen Saraakisha Ciidamada Dowladda iyo Ururada Haweenka,isagoo shegay in Amaanka inta Badan diirada lagu sarayeey kulankaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Gudomiyaha degmada marka Mobil
Daafeet.Com