War goor dhaweyd inaga soo gaarey magalada baydhaba ayaa sheegaya in wariyeyaasha hada looga yeeray xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed.
Warar soo baxaya, ayaa sheegaya inay suuragal tahay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu magacaabo qaar kamid ah Gollaha Wasiirada Koonfur galbeed somaliya.
Wixi soo kordhaa dib ayaanidinkaga soo sheegi doonaa
Daafeet.Com
Asc, walaalayaal aad baa ugu mahadsantihiin, sida qiimaha badan iyo wadaniyada ku dheehan ee aad u tabisaan wararka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
waxaan idinka codsanaynaa in aad calanka ku bedeshaan kan saxda ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, hadii aydan haysan waa isoo waydiin kartaan.
Mahadsanidiin
Waziirka Madaxtooyada
Dr. Maxamed Nur Hindi
Comments are closed.