Gudoomiyaha degmada Xudur ee dowlada federalka Maxamed Macalin ayaa mar uu la hadlay Warbaahinta waxa uu sheegay in Maamulkooda ay ila gaar ah ku hayaan ganacsatada gobolka oo uu sheegay in ay u muuqdaan kuwa fulinaya amarada kasoo baxa Ururka Al Shabaab.
Wuxuu tilmaamay gudoomiyaha in ganacsatada aan looga dulqaadan doonin in ay ka wareegtaan degmada Xudur oo ay meelo usii gudbaan, isagoona xusay in ganacsatadii hadalkooda qaadan weysaa ay Maamulkooda kala wareegidoonaan hantida saaran gaariga uu wato ayna gubi doonaan gaariga.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com