Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid alah u naxariistee Shariif Saalax Maxamed

0
56

Madoobe-NuunowMadaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa goordhow tacsi  u diray qoyska, qaraabada iyo shacbiga Koonfur Galbeed oo uu ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Shariif Saalax Maxamed oo manta geeriyooday.

Madaxweynaha waxa uu Marxuumka Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Koonfur Galbeed ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. INNAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”

Daafeet.Com