Wiligeen waxaan maqli jirnay Xamar iyo Xamardaye, waane magac giro oo taarikh xanbaarsan oo aan cuseeb aheen, Magacani waxu macno weyn u leeyahay labad qowmiyadeed ee Reer Xamar iyo walaalaha diriska ah ee Xamardaye/Abgaal, waxone ka tarjuma side eey u wada dhaqmi jireen. Marka wa nasiib daro in eey dad waxmagarat iyo mangaab ah si raqiis ah u badalaan asaaski wada dhaqanka labada belood ee Xamar lagu dhisay.
Taarikhda eey leeyahin Reer Xamar mala inkiri karo waane la wada ogsoon yahay in eey yahiin dadkii ugu soo horeeyay ee Xamar/Muqdisho daga. Reer Xamar wa qabiil ka mid ah bah weeynta Reer Banaadiri.
Tariikhda waxay kale ay xustaa in Reer Xamar ay ilaalsaan jireen Xamar waxayna uu sameysteen 5 Irdood oo laga soo galo ama laga baxo oo aay waardiyeen jireen min 10 ciidan oo ahaa Reer Xamar, heystaayna qooryo ay buntuukh ka mid ahaayeen si ay magaalada nabadgelyadeeda u sugaan. Taas waxey ku tuseeysa in cistimaalka gooriga iyo rasaasta eey kaga horeyeen gabiilada kale, gadaal ka gaarne oo goob dumis yahay.
Xamardaye/Abgal oo diris la ah Xamar waxey maalinti soo gali jiriin magaalada si eey ooga ganacsadan. Magaalada gudaheeda habeenkii kuuma hooyan jiirin “Xamar Daayahu” haddii aanu damiinan mas’uul odayaasha Reer Xamarka ka tiirsan.
Reer Xamar iyo Reer Benaadir guud ahaan waa dad lagu yaqaan dhaqan sare oo reer magaalnimo, nabad jaceel, waxeeyna ku can baxeen ganacsiga, iyo ilbaxnimo soo jiritaan ah. Waxeey daagaan gobolka weyn ee Banaadir qaasatan magaalooyinka Xamar, Marka, Baraawe, Kismaayo, Shalaambood, Afgooye.
Magacaan cusub XAMARDAFE Mr. Mangaab ha cadeeyo qabilka oo ka wada, oo Xamar usoo galay bis in eey wax dafaan.
DAFID anaga shibirta unfaay aan ku dhaqaan, dad kane sifooyinka hoos ku qoran aya luga yaqaana hadi loo bixiyo DAFE.
· Waxi la dafo wa wax aadan laheen, xaqne u laheen
· Bililiqada wa dafid
· Xishooda la’aan iyo indha adeeg wa dhaqan dafid ah
· Sheegasho darjo aadan la’heen: sheeikh, generaal wa dafid magac
· Dhacid, boob xoola aadan la heen wa dafid
· DIL iyo kufsi wa dafid tan uga xun
· Xaaraan ku naax, iyo moryaannimo wa dhaqanka lagu yaqaan kuw wax dafa
· Qori/bistolo baron… waxba lagu dafa
Marka qabiilkee oo ka wada Mr. Mangaab in ee yahiin – XAMARDAFE ha noo sheego. Hadi kale dadka ma mangaabna ee wa maleen karaan qabiilka oo ka wado iyo danta oo ka leeyahay.
Ugu danbeentii waxaan ku soo gunaannadayaa Xamar iyo Xamardaye way is yaqaaniin, qarniyaal eey wada dhaqmi jireen magacoodane uma baahano dhex-yaal.
Mr. Burfuule