Dhegeyso: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow oo aan waretysi la yeelaney

0
76

Madoobe-NuunowWareysi kol dhow aan la yeelaney madaxweynaha koonfur galbeed somaliya mudane madoobe nuunow maxamed ayaa waxaa uu ka hadley safarka shariif xasan uu ku tegey magalada baydhabo.

Madaxweynaha ayaa sheegey iney nasiib daro tahay in Shariiif xasan uu isku dayo in uu arbushaad ku abuuro dadka nabadka ku nool ee kasoo jeeda gobolda koonfur galbeed somaliya wuxuuna sheegey iney dhici doonin in shariifka uu maamul ka dhiso magalada beydhabo.

 

madoobe nuunow
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

madoobe nuunow mobil

 

Daafeet.Com