Dhegeyso:- Malaaq Shiine oo laga wareystey xaalada guud ee magalada baydhabo

3
66

Malaaq shiineAfhayeenka Malaaqyada koonfur galbeed somaliya Malaaq shiine ayaa ka war bixiyey xaalada guud ee magalada baydhaba wuxuuna sheegey in xaalada ay hada tahay mid degen waxaa kaloo uu intasi raaciyey in weli aan meel la saarin arinta ku saabsan shariif sakiin iyo imaanshihiiisa magalada baydhabo, wareysigii oo dhan waakan ee nala dhegeysta.

 

Malaaq shiine

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Malaaq shiine Mobile

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. aniga sharif waxaan nahay ehel iyo qaraabo. mana taagyeersano fikirkiisa 3 gobol. balse in magaalada wuu u dhashay. in laciliyo ma aha

Comments are closed.