Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ayaa waxaa ey sheegayaan In loo diday inuu galo magaaladaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya iminkana ah Xildhibaan Soomaaliyeed.
Wararka ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan diyaarad uu la socday ay ka degatay Garoonka Baydhabo, waxaana lasoo sheegaya in dad banaanbax dhigaya ay ku sugan yihiin Banaanka Garoonka oo aysan suuragal aheyn inuu Garoonka kabaxo Shariif Xasan.
Nabadoon kamid ah kuwa Baydhabo ku sugan ayaa arintani uxaqiijiyay Saadaal Media , waxaana uu sheegay in Magaalada dhan uu hada ka socda Banaanbax Shariif Xasan looga soo horjeedo.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
hadoo soobaxa haladila mardanba dadmadhibi doonee
asc war ninkan maa lasoo afjaro maxaa dhacay ma asagaa ka awood badan shacbiga K/galbeed soomaaliya war ninka haloo raaxeeyo yaan warkiisa danbe la wadwadine
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
waa farxadee raadkiis halagu
ciliyo calooshiis ushaqestaha
baydhaba loogamabaahne
Waar ninkan Shariif Sakiin waxa loo soo igamadey kala qeybinta iyo jabka DM ee waa in si wadajir ah laysaga qabtaa.
Ninkan asligiisu wuxu ka soo jeedaa Asharaaf kana yimid dalalka aynu jaarka nahay. DM kana dan kamalaha haday jabayaan iyo hadii kale.!
Maamulka 6da Gobol guul.
umadda ninkaan ma naqaanee allaha ka qabto sun wayee suntiisa ilaah nama soo gar siyo halagunoco ha lagu takooro wax fiican ma ahee ilaah ha hanuu niyo hanuun haddii uu u suganyahay
waxaan u jeedaa dad is mahdiyay oo nan aqoonin danahooda war soomaaliya waxaa ka tihiin 1% persent elaay wiiq maa caga dhigatiin hadii kale all soomaaliya waa ka qaxi doontaan oo halaag ha isku soo jiidina warkaana yaan la dhaliilsanin meel ku qorta hada dadkiina unaxa oo fak fakta joojiya hadii kale waxaa idin sugeesa qaxootigii ama xaradii kenya inaad iskawada dhiibtaan.
odayasha iyo wax garadka siyasiyiinta ah war ma waxey keni wayen shariif xasan qaab aay kaga bixiyaan siyasada iyo shegashada DM. Aniga waxaan kula talin laha odayasha iyo wax garadka iyo dhalin yarada iney nin u balan qadan dhaqalo iyo intow nolyahay iyo hadow dhintaba rerkisa masuliyadoda la qaadayo ka dib lagaba dhigo qofkas istafkisa ama kawaryeriga hotelka ama qolada nadafada ka dib laguba qajriyo mesha maxa yeelay kano kale waa dayuus dayusna dil ayow wax ku leyahay
Comments are closed.