Dayaarad sidey Xildhibaan Shariif sakiinayaa shaley waxaa ey ka caga dhigatey magalada baydhabo isagoo doonayey in uu halkaas kaga qeyb qaato shirka 3 gobol bale uu magalada baydhabo kala kulmey wax uusan horey uga baran shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed bala nala daawada waxa uu la kulmey shariifka.
Odeygan hor fadhistey tangiga Illahay adunyo iyo aqiraba ha uu gargaro Gesino Gobanimo waa u dhalasho Allahayo Reer Baydhaba badbadi oo Belayo ka hay Amin, Sherif Hassan Dufka ku bah Idima Alleh waa na dhibtay ASWT ayaa ka sareyo.
Comments are closed.