Dhegeyso:- Bananbax xoog leh oo hada ka socda magalada baydhabo

1
78

bayBanaanbax ayaa markale ka biloowday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, halkaasi oo shalay uu ka dhacay banaanbax iyo iskahorimaad khasaaro kala duwan geystay.

Mid ka mid ah shacabka ku sugan magalada baydhaba oo warbaahinta la hadlayey ayaa sheegey in magalada uu haatan ka socdo banan bax aad u weyn oo looga soo horjeedo joogitaanka shariif sakiin uu joogo magalada baydhabo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu doonaye inuu tago Hoteelka Bakiin ee Magaalada Baydhabo, balse arintaasi ay ka war heleen shacabka taageersan Maamulka lixda Gobol oo ay durba bilaabeen Banaanbaxa.

 

Banan bax ka socda magalada baydhaba

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Banan bax ka socda magalada baydhaba Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. waxaan aad ugu farax sanahay sida wanaagsan ey noogu soo tebinayaan website yada Gobta ah iyagoo naga weeciyey kuwa Gunta ahaa sida baidoanews Reer baidoa guul Reer Konfur galbeed Guul wadadeedi waad ku socotaane ku wada Geesinimo Guul beey keentaa

Comments are closed.