Dhegeyso:-Odayaal lagu diley degmada Buur hakaba

3
72

buurWarar ka imaanaya degmada buur hakaba ayaa waxaa ey sheegayaan in 7 odey gaari ey la socdeen lagala degey degmada buur hakaba isla markaana lagu diley, Gudoomiye ku xigeenka degmada buur hakabo oo xaqiijiyey ayaa sheegey ine ka dambeeyaan ururka alshabab.

 

buur hakaba

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Odayaasha la xasuuqay, waxa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada Goobaale ka dambeeyeen.

    Wasiirka Gaashaandhiga waa in arrintan wax ka qabtaa hadduusan awood lahayna ha iscasilo.

  2. Arintaas waxaan soo xaqiijinay inay ka danbeeyen cayr falkaan waxushtanimada ah arinkan waxaan ka soo xaqiijiney magaalada baydhawo.Qofka baaburka ku soo wadeyna waa ogaa asigane waxu ahaa murusade.hoyadisana waxay la dhalatey indha cade.dadka wax xasuuqeyna waa Cayr oo sh/hoose si ay u Qabsadaan waaysan ayagoo kaashanaaya Dowlad

  3. Asc
    Dowlada gonfur galabeed wax loo doortay inay xukunto konfu waa in ay soo saartaa xitaa dadka geestay ay sheegtaa hadii kale magaceeda waa meel ku dhac aan tageera la heen ayay ku noQoneysaa waa in aduunka isku muu jisaa wax Qabatkaa la imaaw iyo sirdoon baaxad lex

Comments are closed.