Waxaa maalintii 3xaad ka socda magalada baydhaba bananbax looga soo horjeedo Shariif Sakiin kaasoo beryahan ku sugan magalada baydhabo, Bananbaxan ayaa shacabka ku dhaqan magalada baydhabo ey iskood isugu soo abaabuleen sidii ey uga hortego lahaayeen qorshaha uu damacsan yahay shariifka.
Banaanbixii maanta ayaa waxaa ku dhaawacmey wiil dhalinyaro ah kaasoo ey rasaas ku fureen qaar ka mid ah ilaaladii shariif sakiin.
Shariifka ayaa weli ku suganmagalada baydhabo gaar ahaan meel aan sidaa uga fogeyn Airporka magalada isagoo halkaa ku xayiran 3 maalmood
Daafeet.Com
ASC, war ninkan shariif waxaauu doonaayaa inuu dagaal kakiciyo baydhabo shacabkana waxaan u sheegaayaa in ay lasoo baxaan hubkooda asiga wixii lasocdaba dhulka xoog looga saaro ,xataa waan aniga kutuhunsanahay dilkii odayaasha in uu isaga kadanbeeyay waa dabin iyo qalalaaso ladoonayo in umadaan masiirkooda iyo jiritaankooda lagu baabi iyo ee waxaan idinleeyahay waa inaad qoryihiina lasoobaxdaan reer koofurgalbeed waa in ladifaaco calankaas iyo jiritaanka koofurgalbeed
Bismilaah,
Ugu horeytii wiilkani yar Illaah caafimaad ha siiyo.
Waxay na tusaysaa in ciyaalkii ugu yar yaraa ka damqadeen dhibaatada ninkaan wado, waxaan leenahay way kuu dhamaatey Shariif umadaan way tashatay waxayna ku soo socotaa dawladnimo, horumar iyo is walaalaysi.
da gobol iyo walaalahood ha is raacaano.
MARKA HORE WAXAA U MAHAD NAQAA SHABAGADA DAAFEET.COM, WAXAAN DHAMAAN I DIIN LEEYAHAY ASC WR WBR, WAXAA LA IYIRAADAA ABDULAAHI MALAAQ OO KU NOOL LONDON ,OONA U DHASHAY DAGMADA DAAFEET, RUNTII WAAN KA XUMAHAY WIILKAAN YAROO DHAAWACA SOO GAARE, WAXA LEYAHAY ALAHA CAAFIYO, GACAN GA DER DARAN AYAA DHAAWACDAY,,ILAAH AYAAN U BARYAA,,,TEEDA KALANA U MALEYN MAAYO IN AY SIDAAN KU BUR BUSEYSO 6 GOBOL WAANA TAAGERSANAHAY , DHAMAAN FADLAN WAXAAN IDIIN KA CODSANAYAA HADII AAD AWOODAAN WIIKAAN DHAWACMAY REER KOD MEEL AAN KALA XARIIRO IN AAD II GU SOO DIRTAAN E MELKA,,MAHADSANID
Comments are closed.