Waxaa magalada baydhabo ka socda maalintii 3xaad banan bax aad u balaaran oo looga sooo horjeedo shariif sakiin bananbaxan oo ey shacabka ayagu isa soo abaabuleen ee waakan nala daawada.
dadka ka soo jeeda gobolo ah afar waxaa lagu tiriyaa in ay aasan yaqaanaan
markaa adeer ciidan sodon kun ah ilaa afartan kun ayaa la idinka rabaa
markaa ayaa aduunku idin maqlaa soomaaliduna idinla shaqayn doontaa
markaa ama dad aasan yaqaana ayaa la idiin yaqaanaaye sidaa ahaada mar ba mid ha lacuna ilaa baydhabo aniga qoraalkan idiin soo diray aan imaado oo aan sheegto xaafadaheeda
gurigaa marka laguugu soo galo maxaa idiin hadhay
hadaad wax iska celin waydaan waxaa hubaal ah in aan soomaalida kale kaa laabanay ay gobolka isku qabsan doonaan siday u qaybsan lahaayeen
mida kale
Asc,shariifaka waxaan leeyahay dadkaaga badbaaddii ee haa isku horkeenin BAYDHABA-na ka bax sidii nabad iyo xasaluuni kusoo noqooto sharaftaada eeg waa dadkaaga nabad galyoo
dadka ka soo jeeda gobolo ah afar waxaa lagu tiriyaa in ay aasan yaqaanaan
markaa adeer ciidan sodon kun ah ilaa afartan kun ayaa la idinka rabaa
markaa ayaa aduunku idin maqlaa soomaaliduna idinla shaqayn doontaa
markaa ama dad aasan yaqaana ayaa la idiin yaqaanaaye sidaa ahaada mar ba mid ha lacuna ilaa baydhabo aniga qoraalkan idiin soo diray aan imaado oo aan sheegto xaafadaheeda
gurigaa marka laguugu soo galo maxaa idiin hadhay
hadaad wax iska celin waydaan waxaa hubaal ah in aan soomaalida kale kaa laabanay ay gobolka isku qabsan doonaan siday u qaybsan lahaayeen
mida kale
Comments are closed.