Jaaliyada koonfur galbeed ee magalada Manisota ayaa habeenkii xaley waxaa ey baroordiiq u sameysey odayaal si gar daro ah loogu laayey meel aan sidaa uga fogeyn Degmada Buurhakaba wexeyna ka codsadeen xukuumada federalka iyo dhamaan dowladaha daneeya arimaha somaliya in sida ugu dhaqsiyaha badan gacanta loogu soo dhigo cidii ka dambeysey falkaas.
Daafeet.Com
Allahu naxriiso dhamaan dadka u hurey naftooda iyo maal koodaba danta dowlad konfur galbed alahu naxriiso insha allahu hadii ala idmo waan aari doonaa hadaa nahay gobalka shabeelaha hoose ficil lamid goortay noQtaba wsalaamo calekom wr wbr
Comments are closed.