Shariif sakiin ayaa in ka badan 3 maamood ku xayirnaa meel aan sidaa uga fogeyn garoonka diyaaradaha ee magalada baydhabo shariifka ayaa waxaa uu halkaasi u tegey si uu u dhaqan geliyo heshiisyo uu la soo galey kooxo diidan danaha iyo horumarka koonfur galbeed somaliya taasoo ey ka biyo dhiidhiyeen shacabka koonfur galbeed ee ku dhaqan magalada baydhaba.
4 Maamood ka dib isagoo aan marna gudaha u gelin magalada beydhabo waxaa uu kol dhaweyd kasoo duuley garoonka diyaaradaha ee shaati gaduud isagoo dib uga soo laabtey halkii kolkii horaba laga soo direy.
Waxaa magalada baydhaba durbadiiba ka bilowdey damaashaad iyadoo shacabkii magalada ey isugu soo bexeen halkaasna ey ka bilaabeen damaashaadkoodii
Daafeet.Com
hor u bax ee hanagu soo laabanin, hortaadu waa mugdi gedaashaadu waa mugdi adiga iyo inta yar ee dabada aad ku wadatid, aamiin,,,,,
Bax Illahi adiga iyo Dam Jadiidna belayo Allah ha idin dhex dhigo, kuwa nabadeena diidan Xuriyadana no diidan dufka ku baha.
diyaaradaadu muqdisho magaarto meel daran alaha mariyo sheydaan shariif matihid umadaan ruux degenaanta iyo nabada u diidan ala kumasoo celiyo
qaain qaranka kunfurgalbeed ayuu ahaa inla qabto oo maxakamada la saaro ayuu mudnaa laakiin hadda naguma soo noqdo
Shariif sakiin god dheer ayuu ku riday sheekh shariif laakiin madaxweeyne hassan aa isagana badweeynta hindiya ku tuuray sakiin meel dambe ee uu ku noolaan karo uma harin lacagtiina waa dhamaatay qaain meel xun baa u danbeysa aniga ayaa u sheegay 3daan gobol jooji 3da kale ma keenya baad ka iibisay
Comments are closed.