Wararka saaka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan inuuinuu halkaas ka bilowdey bananbax looga soo horjeedo shariif sakiin iyo xertiisa ee uu ugu horeeyo walaakiis Maxamed Madeer.
Dadweynah Magaalada Baydhabo ayaa ayaa isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Dr. Ayuub ayadoo lagu wado in madaxda koonfur galbeed somaliya ey halkaasi kula hadlaan.
Magaalada ayaa maanta wax ganacsi ah ka jirin inta uu socdo bananbaxan shacabka isugu soo baxayna waxaa ey ku hadlayeen arimo lid ku ah shariif sakiin iyo xertiisa wexey taageerayeen maamulka saxa eh ee uu hogaamiyo Madaxweyne Madoobe Nuunow.
Daafeet.Com