Wasiiru dowlaha arimaha amniga iyo arimaha federalka Mudan Maxamuud Macalin Yaxye ayaa kol uu la hadlayey VOA waxaa uu sheegey maamulkii shaley kooxda riyooneysa ey kaga dhawaaqdey magalada baydhabo in uu yahay mise la rabo in qaska lagu sii weyneeyo waxaa kaloo uu intaasi raaciyey in xukuumada iyo caalamka intiisa kale ey arkayaan waxa ey rabaan shacabka reer koonfur galbeed loona baahan yahan in wixii laga sixi karo laga saxo howshana horey loo wada.
Wareysigii oo dhan waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
wax walba waxaa kaweyn rabitaanka bulshada waa sax way cadahay rabitaanka bulshada ee dowlada haraacdo maamulka xalaasha ee koonfur galbeed dowlada federaalka si ay uhesho iyadana taageerada bulsha weynta rer koonfur galbeed waa in ay taageertaa rabitaanka shacabkaan
Maansha Allah Warimeside war ha ka haro
guuuuuuuuuuuuuul 6national state of somaliya.
mooyaan iyo shariif sakiin ha dhacaano.
wuxuu ka hadlay xaqiiqda jirta,rabitaanka shacabka ee lixda gobol, bay,bakool,shabeelaha hoose,gedo, jubada hoose, jubda sare, dowladana waa iney aqoonsato sida ugu dhaqsaha badan. guul koonfur galbeed 6da gobol,shacabka koonfur galbeed hal qabiil ma ahan waa iney aayahooda ka tashtaan.cadowgoodana ay gacan bir ah isaga qabtan. wabillhi towfiiq.
Comments are closed.