Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeedMudane Madoobe Nuunow Maxamed iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudan Maxamuud siyid Adan iyo xubnaha wasiirada ayaa maanta dhagax dhig taalo u sameeyey odayaashii sida gardada loogu diley degmada buurhakaba iyo wiilkii yaraa ee ey dileen qaar ka mid ah ciidamadii ilaalada u ahaa shariif sakiin .
Daafeet.Com