Ummadda reer Koonfur Galbeed ee 6da Gobol samaystay xaq ayey u leeyihiin in ay maamul samaystaan. Maamulkan 6da Gobol wuxu taageero ka haystaa dadweynaha u dhaqan 6da gobol intiisa badan.
Waa in dawladda Soomaaliya tix geliso rabitaanka shacbiga.
Maamulka Koonfur Galabeed ee Soomaaliya (6da) haddii lays hortaago waxay ka dhalan karta in Soomaaliya burbur ku yimaado.
Wa Billaahi Towfiiq.
kkkkkkkkkk kaalay dadka ma riyoonayaan baydhabo ma 6da gobal bay af u tahay gobalada kale meel laga taageeray ma maqline
mamulka k/galbeed waa mamul ku dhisan shacabka dega deeganadaasi,wuxuuna noqon doonaa mid ku dhisan sinaan iyo cadalad..hadii uu xasan sheekh diidana ,shacabka ayaa doonaya taagerana u haya mamulkooda..wbtfq

Comments are closed.