Daawo;- Sawirada Gudoomiyaha barlamaanka oo booqanaya Xarunta madaxtooyada k/galbeed somaliya

4
88

DSC01566Gudoomiyaha baarlamaanka somaliya Prof  Maxamed Osman Jawaari ayaa maanta booqdey xarunta madaxtooyada  ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya asagoo ey ku wehliyaan maaulka koonfur galbeed somaliya ee uu madaxweynaha u yahay Mudane \madoobe Nunow Maxamed.

DSC01539

DSC01559

DSC01563

DSC01566

DSC01571

DSC01572

DSC01576

DSC01581

DSC01600

DSC01601

DSC01603

DSC01604

DSC01605

DSC01607

DSC01608

DSC01611

DSC01612

DSC01615

DSC01617

DSC01618

DSC01620

DSC01621

DSC01622

DSC01626

DSC01627

DSC01628

Daafeet.Com

 

 

 

4 COMMENTS

  1. Maansha Allah dadka dhinac ka rac yaadan dhumine dhinac ka rac ayaa dhacdey Guul waarta Mamul Dowladeedka South West Somaliya. MAnta Manta Maanta waa malin weyne manta manta Manta maanta magaceyn Hurobey manta.

  2. MAANSHAA ALLAAH WAA HANBALYO GUUSHA WAA DHAWDAHAY SHACABKA BAYDHABO SABARA GUUL AYAAD GAARTEEN DHAGARHA WAA BADAN YIHIIN ISKA ILLAALIYA MIDNIMADA KU DADAALA BANAAN BAXYADA WADA INTA AAD KA GAARAYSAAN YOOLKA MAAMULKII AAD DHISATEEN

  3. aniga waxaan kutalinaah eelaay tuugsi leee taqaanaahe iska daaya dagaal saakay hagelinina tartiibtiina ha la idin maamulo eee adinka aayar wixii dhaca gurubsada

  4. maxmed cumar ninkaan la baxow waa masayr tay adigaa masayr u dhiman doono hadii aan kacnay wixii naga maqanaa aan soo aruursanay oo managa masayraysaa inkaar qabe doqonaa tahay waligaana ma iska jiifayna saas miyaa rabtay hadaad saas rabtay waan soo kacnay naga hor leehxo aan ku dardarane waa nala yaqaana hadii aan soo kacno wixii idin qabateen 20 sano anaga hal sano ayaa ku qabanaynaa ee naga hor leexo hadaad naga horleexan weydo waan kugu joojoogsanaynaa

Comments are closed.