Banaanbax lagu taageerayo Gollaha Wasiirada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka socoda Magaalada Baydhabo.
Bannaanbaxa ayaa waxaa ka qeybqaadanaya Madaxda sare ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Baay iyo shacabweynaha ku nool caasimadda Baydhabo.
Daafeet.Com
waaw alle qurxbdnaa gabdhaha reer baydhabo walhi hal ayaaan kasoodoonan doonaa inshallwa
maanshaa allaah guul guul
maasha allah waa iftiin soo baxay. umadii 20 kan sano nabad rabtay oo ogoleyt inn la maamulo. maanta wexey rabaan maamul iyaga ku kooban. maasha allaah. walligiin reer nabad ahaada oo saan ku socda. insha allah waad gaareysan meesha aad rabtaan.
Comments are closed.