Xidhibaan Aadan Madoobe oo sheegay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in shacabka magaalada Kismaayo lagu qasbayo inay ogolaadaan maamulka Jubba ee Axmed Madoobe.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegey in laga gudbo xiligii wax la isku qasbi jirey loona baahan yahay in umada wexey raali ka tahay la wada sameysto.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Waad kumahadsantahay abti macan fikirka aad kadhibatey jir oo jug waliga lakini aawey siyaasinteyna kale gaar ahaan gobolkena bakol iyo jaaliyadena reer bakol waa tan jaaliyaasha kale ay ugar gaarayan dadkod iyo dhulkoda mahadsanid
Yes mudane waarutaa waqtigii
lascaburin jirey waalasoo dhaafey
ee waa in umada rabitaankeeda
loodaayaa guuuuuul k g s
Comments are closed.