Dhegeyso: Dhawicii Deegaanka Muuri oo la keeney Muqdisho sheegeyna iney Ciidan Tuuto xeran ey ahaayeen Dadka Dilka geystey

0
61

bistooloDhaawicii deegaanka muuri ayaa maanta la keeney magalada muqdidho si halkaasi loogu dhabiiyo, Qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmey oo warbaahinta muqdisho la hadley ayaa sheegey in dilkaasi ey ka dambeeyeen ciidamo sida tuutaha dowlada ay rasas ku soo fureen masaajidka gudihiisa.

 

dhawicii muuri

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dhawicii muuri mobil

 

Daafeet.Com